Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Aqoonyahan faysal cabdi rooble,sanad ka dib abiya axmed,dhismaha xisbiga sdp iyo guuxa gobolada deegaanka somalida qaarkood .

  Waraysigan iyo Warbixintan dheer ee uu Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble la wadaagay Golaha1960 iyo Wabsaydhada ay wadashaqeeyaan,wuxuu aad ugaga waramay khudbadii Abiy Axmed iyo dabaaldegii sanad guuradii kowaad ee Raiisal Wasaaraha dalka Itoobiya,Shirkii magaalada Jig Jiga uu ku yeeshay xisbiga ka taliya dhulka somalida Itoobiya gumeysato laguna dhisay xisbiga cusub ee la yiraahdo  S D P golihiisa fulinta iyo golihiisa dhexe

Sidoo kale  Faysal Rooble Wuxuu ka hadlay Guuxa ka jira gobolada deegaankaas ka dib dhismihii xisbiga cusub iyo Qaybsiga xunaha baarlamaanka iyo Golaha Fulinta.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *