Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan faysal cabdi rooble,shirkii igad ee jabuuti (38 aad) iyo xiisada somaliya iyo kiiniya

   Waraysigan uu Aqoonyahan Faysal  Cabdi Rooble uu siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan wuxuu aad ugaga hadlay Shirkii Igad ee 38aad ee ka dhacay Dalka Jabuuti kaasoo lagaga hadlayey Xiisada u dhexaysa Dalka Somaliya iyo Dalka Kiiniya taasoo gaadhey iney somaliya xiriirka u goyso dalka  Kiiniya,Sidoo kale wuxuu Aqoonyahanku Si faah fahsan uga hadlay arimaha xaasaasiga ah ee ka taagan dalalka ku midoobey ururka Igad Sida Itoobiya iyo Suudaan, Somaliya iyo Kiiniya ,Itoobiya Dhexdeeda iyo arimo badan oo kale.

Sidoo kale Aqoonyahan faysal Rooble  wuxuu xusay Inaan Somaliya kala soo noqon shirkaasi natiijadii ay ka filaayeen iney shirkaasi ka soo baxaan oo salka ku haya dacwooyinkii ay somaliya ka gudbisay dalka Kiiniya.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *