Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Waraysi/ Aqoonyahan faysal cabdi rooble,talaabooyinka keli talisnimo ee madaxweyne farmaajo iyo siyaasada madaxweyne M C Farmaajo ee ku aadan jubaland

Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble oo uga waramay Golaha1960  Siyaasadda , Go’aamada iyo ujeedooyinka uu Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo   ka leeyahay dowlad goboleedka Jubaland tan iyo intii uu madaxweynaha ka noqday Somaliya ,Faragelinta uu ku sameeyey Dowlad goboleedada kale ee Puntland iyo Galmudug.

Sidoo kale Faysal Rooble wuxuu tilmaamay keli talisnimada iyo go’aan qaadashada degdega ah ee madaxweyne M C Farmaajo iyo xal u helida muranka Jubaland iyo madaxweynahe Farmaajo.

Weriye Dhegood

kala soco waraysiga qaytiisa kale Websaydhka Golaha1960.com

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *