Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan faysal cabdi roole: xaalada ka taagan dalka itoobiya ,isbedelka ka dhacay dowlad deegaanka iyo madaxweyne mustafa cagjar—-

Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble oo waraysigan siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan ,wuxuu kaga faalooday taariikhda dowladnimada dalka Itoobiya ,Isfidintii boqor Mililik iyo dhibaatooyinkii uu u geystey dadka Oromada ah iyo Somalida.Sidoo kale wuxuu ka hadlay Qabsashii Madaxtinimada Itoobiya Mudane Abby Axmed  caburinta iyo  dhibaatooyinka faraha badan ee dadka Oromada u geystey dhimashada ,xariga Jeelasha buuxiyey iyo,dhaqaala xumida hadda ka jirta Dalkaasi Itoobiya .

Sidoo kale Wuxuu ka hadlay isbedelka uu Mustafa Cagjar ka sameeyey Saami qaybsi balaaran ee xagga maamulka ah,xoriyada  hadalka ,isbedelka dhaqaalaha ,amniga iyo Arinta buurta KAARAA MARDHA ee murka badan dhalisay  iyo Arimo badan oo kale.——

Weriye Dhegood.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *