waraysi/ aqoonyahan maxamed cabdulle (kaarlo) ayaa uga waramay bahweynta golaha1960 sida ay dadku ku iibsan karaan guryaha
Waraysigan uu siiyey golaha1960 Aqoonyahan Maxamed Cabdulle (KAARLO) wuxuu aad ugaga waramay shuruudaha looga baahan yahay iyo wadada uGu sahlan ee uu dadku u iibsan karaan GURYAHA .
Sidoo kale wuxuu waraysigan ku soo gudbiyey siyaabaha uu qofku ku waayi karo Guriga uu leeyahay iyo wadada ay Bangiyadu ulaga wareegan Gurhaya dadka ay marka hore lacagta ka bixiyeen.
