Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan maxamud ibrahim jaamac(xaaji) fashilkii shirkii jabuuti dfs,burburintii midnimada iyo cayilintii kala goynta dalka somaliya

 Aqoonyahan Maxamud Ibrahim Jamac (xaaji)  oo golaha1960 waraysi siiyey  kaasoo uu kaga waramay  shirkii Dalka Jabuuti ku dhexmaray DFS iyo Maamulka Somaliland kaa soo ka waramay Fashilkii dowlada federalka Somaliya kaga dhacay shirkaasi iyo buun buunitii loo sameeyey dadka doonaya kala go’a Somaliya,Sidoo kale wuxuu ka waramay dulmiga ay dowlada farmaajo ku sameeyeen dadka somaliyeed ee had iyo jeer u taagan midnimada dalka somaliya ,Sidoo kale wuxuu ka waramay ,inaaney Dowladu la tegin wax qorsha ah oo cad uuna shirkaasi somali u horseeday wado aad u xun oo mushtaqbalkeeda u horseedi kara kala go’ Sidoo kale wauxuu ka waramay arimo badan oo shirkaasi ku gadaaman.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *