waraysi/ aqoonyahan siciid axmed x salax(sicid biid) ayaa waraysi siiyey golaha1960 ku saabsan maxay tahay sababta loo la’yahay in somaliya ay yeelato dowlad rasmi ah
|Waraysigan aqoonyahan Siciid Biid uu siiyey golaha1960,golaha codka shacabka somaliyeed wuxuu aad ugaga hadlay sababaha aasaaska u ah in 26kii sano ee la soo dhaafay in ay ka hana qaadi weydo dowlad buuxisa shuruudihii looga baahnaa dowlad rasmi ah.
Sidoo kale wuxuu aad uGu dheeraaday maanta xaalada somaliya meesha ay marayso iyo dhibaatooyinka haysta sida musuqmaasaqa, kala qoqobnaanta abuurantay ,is aaminaad darada jirta iyo weliba hogaan xumada haysata ummadda somaliyeed.