Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan siciid salax (siciid biid) faragelinta carabta ,dekedaha somaliya-itoobiya,qadar iyo imaaraad ,s/land iyo dowlada federalka

 Aqoonyahan Siciid Salax (Siciid Biid) wuxuu ku dheeraaday si balaarana u soo bandhigay ,sababaha aasaaska u ah in dalalka Carabta iyo Itoobiya ugu tartamayaan iney xeebta somaliya ka helaan Dekedo ay wax ku yeeshaan dhaqaale ahaan iyo maamul ahaanba .Sidoo kale wuxuu ka hadlay halkeebay Somaliya kaga jirtaa caalamka siyaasad ahaan ,awood dowladeed ahaan iyo garashada go’aan qaadasho ee Madaxda somaliyeed.

Sidoo kale waraysigan oo uu Aqoonyahan Siciid Biid siyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan,wuxuu ku bayaamiyey Go’aan qaadasho la’aanta ay dowlada federalku awoodi weydey iney meel cad iska taagto arinta S/land ayna had iyo jeer ku warwareegayaan arimo ka fog waxa dhabta ah ee meesha yaal .

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *