Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan xasan c/llahi ducale (xasan Jabhad) dagaalada u dhexeeya somalida iyo oromada,waxka qabasho la’aanta dowlada federalka iyo maamulka deegaanka somalida.

   Waraysigan uu siiyey Aqoonyahan Xasan Cabdullahi Ducale (Xasan Jabhad) Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan,wuxuu kaga hadlay Dagaalada Ay Oromadu ku hayso dadka Somalida ah ,iyagoo taageersanaya ciidamada dowlada Itoobiya iyo Qabaailka ay Somalida deriska yihiin.

Sidoo kale Xasan Jabhad wuxuu ku dheeraaday difaac la’aanta iyo taageero la’aanta Maamulka Somalida iyo Qabiilooyinka Somalidaa ee kale.   Sidoo kale wuxuu sheegay in aaney haba yaraatee Dowlada federalka Itoobiya aaney waxba ka qaban Dagaaladaasi ay somalida badani ku dhimatay. iyo Arimo kale oo badan sida taariikhdii xukuumadihii kala dambeeyey ee soo maray Degaanka Somalida .

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *