Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan xasan farax shire ayaa jawaab ka bixiyey hadal ay xildhibaano kaga soo horjeensadeen magacaabida dagmada( yeed) ee g/bakool

    Waraysigan uu Aqoonyahan Xasan Farax Shire oo ka tirsanaa madaxdii sare ee wasaarada arimaha gudaha somaliya dowladii kacaanka, siiyey golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ,wuxuu ka waramay qaababkii kala duwanaa ee loo magacaabi jirey Degmaayinka iyo Gobolada dowladihii kala duwanaa ilaa intii aynu xoriyada qaadanay.

Sidoo kale Xasan Farax wuxuu aad uga waramay degmooyinka uu ka kooban yahay Gobolka Xudur iyo wakhtigii ay degmooyinka noqdeen iyo taariikhdii ay soo martay degmada YEED.  Sidoo kale Xasan Farax Shire  Wuxuu jawaab cad ka bixiyey hadal ay sheegeen Xildhibaano Federalka ah iyo odayaal ka soo jeeda G/bakool taasi oo ay ka soo horjeesteen Magacaabida Gudoomiyaha Degmada Yeed oo ay magacawday wasaarada arimaha gudaha ee KOONFUR GALBEED

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *