Waraysi/ Asli Xaaji maxamed oo golaha1960 siisay waraysi ku saabsan caafimaadka.
|Asli Xaaji maxamed waa aqoon yahanad baratay Aqoonta UMULISONIMO (aqoonta Dhalmada) .Asli waxay ka soo shaqaysay magaalada muqdisho ,gobolka sanaag ,xeryaha aqootiga somalida ee kiinya ku yaala .iyo laba cusbitaal oo ku yaala Gobolka Minnesota ee dalka maraykanka ,waa tala bixiso ka caawisa hooyooyinka marka ay uurka leeyihiin iyo wakhtiga ay dhalayaanba.