waraysi/ bashir maxamed dhegabadane (nur foundation) oo hirgelisey afar iskuul iyo biyo xireeno
| Warysigan uu bixiyey Bashiir Maxamed Dhegabadane oo ka warbiyey Afar Iskuul iyo biyo xireeno ay ka hirgeliyeen Hay’adaha Nuur foundation iyo Voluntray group Degmada Qandala ee Gobolka Bari .Iskuuladaasi oo ay hada dhigtaan 1000 Arday .Waxay kaloo qodoon Harooyin iyo biyo Xireeno ay dadku uga faaiideysan doonaan waraabka xoolaha iyo beerahaba.
Weriye Dhegood