waraysi/ cabdiraxman shiikh gablax itoobiya iyo somaliya diin ahaan ,ganacsi ahaan iyo dhaqan ahaan heshiiskan oo kale uma geli karaan
|Waraysigan oo ka duwan dhinacyada ay siyaasiyiinta kale ka eegeen kuna dhaliileen heshiika ay wada galeen dowlada Itoobiya iyo Somaliya ,taasoo ay tilmaamaan taariikh ahaan cadaawada iyo dhulka somalida ee ay Itoobiya gumeysato inaaney marnaba heshiis noocan ah aaney labada dowladood geli karin. Balse Aqoonyahan Cabdiraxman Shiikh Gablax waxa uu ku tilmaamay HESHIISKANI inuu yahay khaladkii ugu weynaa ee hogaamiye Somaliyeed galo. Sidoo kale Marka la eego dhinaca ISDHEX GALKA inaanu suura gal ahayn . Sida Dhinaca DIINTA,GANACSIGA,DHAQANKA oo aaney marna Somaliya iyo Itoobiya heshiis noocan oo kale ah aaney u geli kari.Dadka somaliyeedna wuxuu ka dalbaday iney ilaashadaan una midoobaan badbaadinta dalkooda .
Weriye Dhegood