Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan faysal cabdi rooble, dadweyne somaliyeed oo su’aalo toosa ku weydiiyey golaha1960 dowladnimada—-

   Waraysigan oo aad muhiim u ah ayey Dadweynaha somaliyeed su’aalo toosa ku weydiiyeen Golaha1960 Aqoonyahan Faysal Cabdi rooble ,Su’aalahaasi oo aan wax jarjarida lagu samayn lagagana waraysanayey sidii dadka Somaliyeed ay u heli lahaayeen dowladnimo hanan karta xuduudaha ,dhaqaalaha aminiga iyo dhamaan baahiyaha aasaasiga ah ee looga baahanyahay dowladi iney u qabato dadkeeda. Waraysigan oo ka mid ah waraysiyada ay dadka somaliyeed su’aalaha ku weydiiyaan Aqoonyahanada Somaliyeed Golaha1960.

Xiriiriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *