Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Waraysi/ danjire cabdikariin ow cali ,damaca kiiniya ee badda somaliya ,jawaabtii dowlada federalka iyo dardaaran

 

Danjire Cabdikariin Ow Cali oo waraysigan siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan wuxuu kaga waramay damaca dowlada Kiiniya ee badda khayraadku ka buuxo ee Somaliya iyo Go’aankoodii eryida Safiirka Soamliya ee dalka Kiiniya iyo Weliba ereyada ay adeegsadeen Wasaaradooda arimaha dibadu.  Sidoo kale wuxuu ku tilmaamay JAWAABTII ay dowlada soamaliya ka bixisay midaan ahay tii ku haboonayd taasoo uu sheegay inaan si cad oo adag looga jawaabin falkaasi foosha xun ee ay dowlada kiiniya kula kacday dalka Somaliya.ugu dambayntii wuxuu dardaaran u soo jeediyey dadka Somaliyeed iyo arimo badan oo kale oo Waraysigani xambaarsan yahay.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *