waraysi/ danjire c/kariin ow cali,amnidarada muqdisho,khilaafka dowlad goboleedada iyo dowlada dhexe, xildhibaanada mucaaradka iyo arimo badan
|Waraysigan uu Danjire Cabdikariin Ow cali siiyey Golaha1960 Websaydhada ay wadashaqeeyaan wuxuu kaga hadlay Amnidarada Muqdisho iyo waxka qabasha la’aanta dowlada , Xildhibaanada had iyo jeer eedeeya Dowlada shaqadoodiina gabay ee had iyo jeer ka shaqeeya iska horkeenka shacabka iyo dowlada. Muranka dheeraaday ee u dhexeeya Dowlada dhexe iyo dowlad Goboleedada iyo masuuliyada ay gabeen dowlada iyo madaxweyne Farmaajo si ay u dhameeyaan isqabqabsigaasi, Shirkii ay xildhibaanada iyo aqoonyahanadu ku qabteen Dalka kiiniya ,Dhamaystir la’aanta dastuurka iyo hirgelin la’aanta Federalka iyo arimo badan oo muhiima.
Weriye Dhegood