Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ danjire khalid cabdalla, khilaafkii iyo heshiiskii dalalka khaliijka ,dhexdhexaadnimadii somaliya waxa ka dhalan kara—-

    Waraysigan uu Danjire Khalid Cabdalla siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan wuxuu kaga  warbixiyey sababihii dhaliyey khilaafkii ka dhex aloosmay dalalka Khaliijka oo afar ah iyo dalka Qadar oo ay cuna qabatayn saareen saddex iyo tobona qodobna ku  xireen, Sidoo kale wuxuu ka hadlay Heshiiska soo deg degey iyo shuruud la’aanta uu Sucuudigu kula heshiiyey dalka Qadar iyo Turkiga,   Sidoo kale wuxuu ka hadlay Dhexdhexaadnimada Somaliya ay khilaafkaasi ka qaadatay wixii faaiido iyo dhibaataba uga imankara heshiiskooda ka dib.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *