Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Dr maxamud maxamed culusow oo dadweynaha somaliyeed su’aalo ku weydiiyeen golaha1960

Waraysigan oo dadweyne Somaliyeed oo kala jooga Dunida dacaladeeda su’aalo ku weydiiyeen Golaha1960 oo uu marti u ahaa 30/oktoobar/2020.Su’aalahaasi oo isugu jirey ,dowlad dhiska Somaliya,dhaqaalaha ,siyaasada,20kii sano ee u dambeeyey sababaha hortaagan iney somaliya yeelato dowlad dhab ah,heshiiskii Dowlada somaliya iyo jimciyada quruumaha ka dhexaysa ,isbedelka horumarineed ee hadla la dareemi karo  iyo arimo badan oo kale ———

Waraysigaasi oo buuxa aana la jar-jarin aadna u xiisa badan waa kane ,dhegeysi wanaagsan………..

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *