Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ dr maxamud maxamed culusow,dib u dhaca doorashada,boobka kuraasta iyo,mugdiga mustaqbalka ay keeneeso.

  Waraysigan uu siiyey DR Maxamud Maxamed Culusow,wuxuu kaga hadlay dib u dhaca ku yimid doorashada iyo qaabka wax loo dooranayo cidda masuuliyadeedu saaran tahay iyo dhibaatooyinka ay mustaqbalka dadka Somaliyeed u keeneyso Boobka ay Madaxda iyo hogaamiyayaasha dowlad goboleedadu ku hayaan kuraasta loo tartamayo , heshiiyadii doorashada  oo loo isticmaalay dhinaca khaldan taasoo keentay boobka iyo ku tagri falka qaabka dadka baarlamaanka loo soo xulayo ,kdaladaadka doorasho ee dowlad goboleedada iyo arimo badan oo muhiima.    La soco Qaybta 2aad. Waraysiga oo arimo badan oo muhiima xambaarsan

Weriye Dhegood   ( Qayta kowaad waraysiga ) la soco Qaybta labaad  ee Waraysigan)

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *