Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ dr maxamud xuseen cige,qaabka uu u shaqeeyo bank horumarinta afrika, mashariicda uu ka fuliyo somaliya iyo deynta somaliya —-

    Waraysigan oo uu golaha1960 siiyey Dr Maxamud Xusen Cigeh oo ka mid ah madaxa Banka Horumarinta Afrika Gobolka Bariga oo ka kooban dhowr wadan xaruntiisa dalka Kiiniya.

Waraysigan oo ka kooban qaybo kala duwan iskuna xidhan Dr Maxamud Cige wuxuu kaga waramay  Qaybaha kala duwan oo Banku u shaqeeyo oo saddex nooca ,Sida uu dalalka Afrika u caawiyo oo dhowr wado ah.

Mashariicda kala duwan ee  uu Somaliya ka fuliyo  iyo masuuliyadaha kala sareeya ee uu soo maro helida Mashaariicdaasi .Sidoo kale waxaanu ka waraysanay  Dayn cafinta ay somaliya filayso iyo shuruudaha ku xidhan.   Mashaariida ay somaliya u baahan tahay si ay dib u dhaca uga soo kabato iyo maalgashiga lagu samayn karo ,   WAA Waraysi aad u xiisa badan      Ha MOOGAAN.(dhegeysi Wanaagsan)

Qaybta 1 aad: Taariikh nololeedka iyo waxbarashada Dr Maxamud Cige.Qaybaha Banka horumarinta Afrika, deynta iyo deeqaha uu bixiyo Banku ee dhinaca horumarineed

Qaybta 2 aad : Deyn cafinta Somaliya meesha ay marayso,shuruudaha ku xiran,Mashaariicda Bangigu Somaliya ka wado iyo maalgashiga laga samayn karo Somaliya.

Qaybta 3 aad :Dalalka burbura sida Somaliya Mashaariicda ugu nuhiimsan ee dib u soo kabasho ee laga hirgelin karo ( mashaariicda ugu mudan)

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *