Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ drs hodan siciid ciise marwada koowaad ee puntland ayaa waraysi aad u xiisa badan siisay golaha1960

Hodan-CiiseWaraysigan ay Drs Hodan Siciid cise oo ah marwada koowaad ee Puntland siisey golaha1960 ,golaha codka somaliyeed iyo websidhada golaha .Waxay aad ugaga hadashay baahida dhinacyada kala duwan ee bulshada somaliyeed iyo gaar ahaanba Puntland sida Abaaraha , shaqa la’aanta, sicir bararka iyo baahida dowladnimo wanaagsan iyo  Hogaamiye  daacada ay dadka somaliyeed u qabaan.

Sidoo kale waxay Drs Hodan ku dheeraatay mashruuc ka socda jaamacadda PSU ee Garoowe oo ay buddhige u yihiin Drs Hodan Ciise iyo Marwo Fosiya Cabdulqaadir,(rugta cadaaaladda iyo tiiraanyo bixinta)  iyo daaweyn loo sameeyey Haween badan oo Somaliyeed.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *