waraysi/ eng: maxamed cali mire ayaa golaha1960 uga waramay faaiidada korontada iyo siyaabaha kala duwan ee loo dhaliyo
|
Waraysigan uu siiyey Eng: Maxamed Cali Mire Golaha1960 oo ah wuxuu xambaarsan yahay warbixin dheer oo faaiidooyin badan u leh dadka somaliyeed ee ka ganacsada korontada iyo dadka isticmaalab.
Eng;Maxamed Cali waa aqoonyahanka ugu horeeyey inuu uga faaiideeyo dadka iyo dalka somaliyeed aqoontiisa wuxuuna sameeyey Mashruuca lagu magacaabo SIDIGTA LAMAAN oo uu ka hir geliyey magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.
Weriye Dhegood