Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Eng:maxamud xasan hidiidaa(qawaacid) isbedeladii taariikhada dalka somaliya iyo aasaaskii s/land ee gobolada woqooyi

Waraysigan uu siiyey ENG Maxamud Hasan Hidiidaa (Qawaacid) wuxuu kaga hadlay isbedeladii taariikheed ee ay soo martay Somalidu gumeysiga ka hor iyo wakhtigii xoriyada ay somalidu ka qaadatay dalalkii gumeysanayey ,Sidoo kale wuxuu ka hadlay aasaaskii dowladnimada Somaliya iyo dowladihii kala duwanaa ee burburka ka hor.

Sidoo kale wuxuu ka hadlay aasaaskii maamulka S/land iyo shirkii Burco sidii uu u dhacay iyo aragtidii  qabaailkii ka qaybgalay shirkaasi.  ,shirkaasi ka dib halkeebey ku dambeysey S/land marka loo eego Gobolka Sanaag.

Qaybta 1aad:       la soco qaybta labaad Eng Qawaacid iyo dadweynaha golaha1960.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *