Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Ex xildhibaan cawad axmed cashare ayaa saluug iyo cadaalad daro ka muujiyey golaha wasiirada puntland/golaha1960

   Waraysigan uu Ex xildhibaan Cawad Axmed Cashare siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ayuu kaga waramay Sharci darada iyo cadaalada xumada ka muuqata Magacaabida golaha wasiirada ee uu magacaabay madaxweynaha Puntland .Sidoo kale wuxuu sheegay Tirada faraha badan ee wasiiradu iney keeneyso Taya xumo shaqo iyo dhaqaale burbur aan loo baahnayn

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *