waraysi/ ex xildhibaan cawad axmed cashare oo ka hadlay mooshinka baarlamaanku rabaan iney dowlada ka keenaan
|Waraysigan uu siiyey Cawad Axmed Cashare golaha1960 wuxuu kaga hadlay sida aanu sharci u ahayn mooshinka ay rabaan iney ka keenaan dowlada uu hogaamiyo Raiisal wasaare khayre,iyo aqoon darada xubnaha mooshinka wadaa ay u leeyihiin dastuurka iyo xeer hoosaadka baarlamaanka laftiisa.
Weriye Dhegood.
Puntlandes,Saadaalnews.Arrimah iyo golaha1960.com