Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ foosiya xaaji dirir oo madax ka ah fowzia health foundation ayaa ka warantay xarumo caafimaad oo ay dhisayaan

  Waraysigan uu Madaxa hay’adda samafalka ee Fowzia Health Foundation,Fosiya Xaaji Dirir siisay Golaha1960 ,Golaha codka shacabka somaliyeed ayey kaga warantay Xarumo Caafimaad oo ay rabaan iney ka dhisaan dalka Somaliya ,iyadoo sheegtay in magaalooyinka  ay rabaan iney wax ka qabtaan ka jirto baahi aad u weyn oo dadka ku nooli u qabaan RUGO Caafimaad oo wax lagaga qabto baahiyaha caafimaad ee dadkaasi qabaan .Iyadoo Fosiyo sheegtay iney indheheeda ku soo aragtay baahida caafimaad ee ka jirta Gobolada Sool iyo Cayn oo uu ururkoodu rabo inuu RUGAHAN CAAFIMAAD KA DHISO.

Weriye Dhegood

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *