Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Gar: cabdiwaaxid cabdullahi, shir ka dhacay dalka maraykanka oo ay aqoonyahanada somalidu ka yeesheen xaalada itoobiya ka taagan. .

 Waraysigan aanu la yeelanay Garyaqaan Cabdiwaaxid Cabdullahi  oo aanu kaga waraysanay Shir ka dhacay dalka Maraykanka Novembar/20/2021 Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ,shirkaasi oo ay isugu yimaadeen Aqoonyahano Somaliyeed ,lagagana hadlaayey Xaalada ka taagan Dalka ITOOBIYA ,iyo dagaalka ka socda dalkaasi  saamaynta uu ku yeelan karo guud ahaan Dalkaasi iyo Gaar ahaan Dowlad Deegaanka Somalida ee dalka Itoobiya,

Waraysigan oo warbixin balaaran xambaarsan ,iyo shirka oo  maamulka DDS  u arkeen mid iyaga ku lid ah Mustafe Cagjarna ku  eedeeyey  Dr cabdiweli Gaas, iyo shirkaba waraysi uu bixiyey ,Balse Garyaqaanku  uu shirkaasi guud ahaan  ka bixiyey jawaabo aad u muhiima  ka dhegeyso Golaha1960.com———-

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *