Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ gar: cabdiwaxid cabdullahi warsame ,heshiiska saddex geesoodka ah Soamliya,ereteriya iyo itoobiya mugdiga ku gadaaman mustaqbalka,shirkii shiinaha iyo afrika(golaha1960)

     Isagoo Garyaqaanku waraysigan siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan wuxuu aad ugaga faalooday Heshiiska Saddex geesoodka ah ee dhexmaray Dalalka Somaliya ,Itoobiya iyo Ereteriya Mugdiga ku gadaaman heshiiskaasi mustaqbalka  marka laga eego saamaaynta uu ku yeelanayo dalalka Somaliya iyo Jabuuti.Sidoo kale wuxuu qeexay in heshiisyada Dowlada somaliya la geleyso Ereteriya iyo Itoobiya ay yihiin kuwo aan laga fiirsan wakhtina la siinin lagaga baaraan dego Faaiido iyo dhibaato waxa ay u keeni karaan dadka iyo dalka Somaliyeed.

Sidoo kale wuxuu Garyaqaan Cabdiwaaxid Cabdullahi ka hadlay Dhibaatooyinka Dalka Jabuuti uu u leeyahay heshiisakan saddex geesoodka ah. Wuxuu kaloo ka waramay Shirkii Dalka Shiinaha iyo Dalalka Afrika ay ku yeesheen Dalka Shiinaha.

Weriye Dhegood.

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *