waraysi/ Garyaqaan cabdiwaaxid cabdullahi warsame oo ka hadlay dimuqraadiyada iyo diinta islaamka(golaha1960)
| Waraysigan uu Garyaqaanku siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan wuxuu aad ugu balbalaariyey Diinta Islaamka iyo Dimuqraadiyada iyo weliba sida ay ugu dhaqmaan dadka caalamka Islaamku .Sida dalalka Doorashooyinka laga qabto ee madaxdooda ku doorata doorashada hal cod iyo hal qof sida IIRAAN ,TURKIGA Iyo wadamo kale oo badan .Sidoo kale wuxuu ku dheeraaday sida Somaliya looga hirgelin karo doorasho ku dhisan Dimuqraadiyad.
Weriye Aqoonyahan Yalax