Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ garyaqaan cabdiwaxid cabdullahi ,socdaalkii madaxweyne farmaajo wejigabaxii ka yimid ,mugdigii booqashadii ereteriya,magacaabidii madaxda ciidamada iyo arimo kale

Garyaqaan Cabdiwaxid Cabdullahi Warsame waraysigan uu siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan oo xambaarsan warbixin badan ayuu kaga warbixiyey Weji gabixii iyo maqaamkii hoose ee loo soo  dhoweeyey Madaxweyne Farmaajo ,ayna ka maquuqatay caro badan oo ka soo baxaysey madaxda Jabuuti,ayna Markhaati u tahay inaaney labada madaxweyne  Warsaxaafadeed Wadada Qaban,

Sidoo kale Socdaalkii dalka  Ereteriya ee madaxweynaha  Dowlada Somaliya ku tegey ay somaliya ku weydey Labadii Saaxiib ee Jabuuti IYo Suudaan ay ku lahayd dalalka geeska Afrika.Sidoo kale Garyaqaan Cabdiwaaxid wuxuu aad uga waramay Qoraalada iyo Hadalada ka soo baxaya dowladaha Somaliya caawiya Sida Dowlada Maraykanka iyo kuwo kale oo xalane fadhigoodu yahayba.Magacaabida iyo isbedelka had iyo jeer lagu sameeyo madaxda ciidamada iyo Wasiirada.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *