Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Garyaqaan c/waaxid c/llahi warsame ,oo ka hadlay baarlamaanka somaliya oo laalay heshiiskii septambar 17 ee doorashada .

Waraysigan oo uu siiyey Garyaqaan C/waaxid Cabdullahi Warsame Golaha1960 wuxuu kaga hadlay GO’aankii uu Baarlamaanka Somaliya ku laalay HESHIISKII 17 Septambar ee ay dowlada somaliya iyo dowlad goboleedadu kaga heshiiyeen qabashada Doorashada Somaliya ee  la filayaayey in la qabto sanadka 2021 ee baarlamaanka iyo madaxweynaha.

Sidoo kale wuxuu Garyaqaanku ka waramay arimaha ku gadaaman kordhinta labada sano iyo waxyaalaha la filan karo iney ka dhashaan kororsiimahaas iyo arimo badan oo kale.

Weriye Dhegood

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *