Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Garyaqaan c/waxid c/llahi ,saddex sano ka dib d/ madaxweyne farmaajo somaliya xageebay u socotaa ,yaa ka masuula dib u dhaca muuqda.

 Barnaamijka saddex sano ka dib Dowlada madaxweyne Maxamed A/llahi Farmajo xageebey u socotaa Dhinaca horumarka iyo Dib u dhaca ka muuqda waxqabadka ay ka sugayeen dadweynaha somaliyeed ,Barnaamijkaasi   oo aanu su’aalo ka weydiin doono Aqoonyahano kala duwan oo Soamaliyeed .Barnaamijkanna Waxaanu ku waraysanay Garyaqaan A/waaxid A/llahi oo ku nool dalka Maraykanka .

Garyaqaan A/waxid A/llahi  wuxuu aad ugu dheeraaday in aaney dowlada uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo wax badan ka qaban arimihii ugu muhiimsanaa ee u baahnaa in la hormariyo oo wax laga qabto ,dalkuna uu maanta kala taagan yahay meel aan la fileyn inuu gaaro .

Waraysiga oo aad u xiiso badan oo aanu ku eegnay Siyaasada Arimaha dibada ,Arimaha gudaha ,Dowlad goboleedada iyo Siyaasiyiintii hore ee dalka Soomaray ee ku kulmay Magaalada Kismaayo iyo madaxdii Kiiniya ee ka soo qayb gashay caleemasaarkaas.Garyaqaankuna  Jawaabo aad u xiiso badan ka bixiyey ha moogaan.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *