Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ garyaqaan c/waxid c/llahi warsame,maxaa hortaaga in somalidu dowlad dhisato dowlad dhab ah,

  Garyaqaan Cabdiwaxid Cabdullahi Warsame wuxuu sheegay in wakhtigii xoriyada la helay aaney ahayn dhismaha dowladnimadu fikrad ka timid maskax somaliyeed balse gumaystayaashii ay sameeyeen qaabka dowladnimada somalidu noqoneyso.

noocii dowladdii ugu horeysey ee Soamlidu dhisatay oo aan u hanaqaadin qaab dowlad tiirar adag leh, kacaankii qabsaday ee la wareegeyna uma samayn dalka shuruuc iyo dastuur ay ku dhisan tahay dowladdu taasaana keentay noqoto dowladdu mid tiirar agdag ku taagan oo raaga ,

Wakhtigii Carta lagu dhisay dowlada waxaa is qaadan waayey dadkii bartay qaabka dowladnimada reer galbeedku u shaqeeyaan iyo dadka dhulka gudihiisa jooga ,lana waayey cid isku dhafta labadaasi qaab.Sidoo kale faragelinta reer galbeedka iyo ururada diinigaayina way isla jaanqaadi waayeen.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *