Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ garyaqaan ismacil cali maxamed casayr oo u sharaxan( senator) columbus ohio u s a

 

Waraysigan oo aad u xiisa badan oo uu Musharax Garyaqaan Ismacil Ali Maxamed Casayr siiyey golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan .

Musharax Garyaqaan Ismacil Ali  Mahamed wuxuu u sharaxan yahay SENATOR COLUMBUS OHIO  ee dalka Maraykanka.Wuxuu sheegay inuu yahay qofkii ugu horeeyey ee somali ah ee ka tartama gobolka OHIO ,wuxuuna sheegay in dadka somalida ah ay dhibaatooyin badani haystaan ,haddii uu ku guuleystana uu wax badan ka qaban doono baahiyaha iyo dhibaatooyinka kala duwan ee haysta somalida ku nool gobolka uu ka tartamayo

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *