Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Waraysi/ garyaqaan jamac Ibrahim ayaa golaha1960 uga waramay isbedelka ku dhacay dhinaca socdaalka dalka maraykanka.

sawirka golaha Waraysigan uu siiyey golaha1960 iyo websaydhada la shaqeeya Garyaqaan Jamac Ibrahim wuxuu aad ugaga waramay dhibaatada iyo saamaynta uu leeyahay isbedelka sharci ee dhinaca socdaaalka ah go’aankii uu madaxweynaha dalka Maraykanku uu ku joojiyey soo gelida todoba dal(7 Dal) oo muslim ah dadka ka imanaya oo soo gelaya dalkan Maraykanka.sidoo kale wuxuu ka hadlay dhibaatada u imanaysa dadka  haysta deganaanshaha dalka Maraykanka,ee ka baxa dalka maraykanka.

Weriye Dhegood

Puntlandes,Saadaalnews,Arrimaha iyo Golaha1960.com

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *