waraysi/ gudoomiyaha bulshada jubbaland ee woqooyiga America mudane c/weli axmed warsame
| Waraysigan uu siiyey Gudoomiyaha bulshada Jubbaland ee Woqooyiga Ameerica Mudane C/weli Axmed Warsame Golaha1960 ,wuxuu kaga waramay waxqabadkood xafiis ahaaneed..
Sidoo kale wuxuu aad ugaga waramay socdaal uu dhowaan ku tegey Somaliya siiba Muqdisho iyo Jubbaland horumarka ka socda dhulkaasi ee dhinaca bulshada iyo Maamulkaba siiba jubbaland.
Weriye Dhegood