Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ gudoomiyaha gobolka mudug mudane xasan maxamed khaliif ayaa ka waramay dhibaatooyinka gobolka sababaha keena iyo sababaha xalka loogu la’yahay(golaha1960)

  Waraysigan uu gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Xasan Maxamed  khaliif siiyey golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ,wuxuu kaga waramay xaaladda guud ee Gobolka Mudug ee dhinacyada dhibaatooyinka had iyo jeer ka dhaca degmada Gaalkacayo  Sababaha keena iyo sababaha xalka loogu la’yahay in la soo afjaro colaada dhiigu ku qubto had iyo jeer.Sidoo kale wuxuu xusay horumarka ka socda gobolka guud ahaan.

Weriye Dhegood.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *