waraysi/ gudoomiyaha gobolka sanaag maxamud ciyoon ayaa uga waramay xaaladda abaaraha somaliya golaha1960
|Waraysigan uu siiyey Gudoomiyaha gobolka Sanaag golaha1960 wuxuu aad ugaga waramay xaaladda abaarta baahsan ee ka jirta somaliya siiba gobolka Sanaag oo aan muddo saddex sano ah aanu roob helin . Abaartaasoo sababtay in dadka reer guuraagaa xoolihii ka dhamaadaan ,cunto yari iyo biyo la’aan ka jirta dhulkaasi.
Sidoo kale wuxuu ka waramay mashaariicda horumarineed ee ka socota gobolkaasi sida wadada ceel daahir ,jaamacadda Maakhir iyo dekedda laasqoray. Waraysigan waxaa qaadi doona websaydhada golaha1960.com.puntlandes.com Arrimaha.com iyo Saadaalnews.