Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ gudoomiyaha gobolka sanaag maxamud ciyoon/booqashadii dr gaas,amniga iyo mashaariicda horumarineed ee gobolka

Waraysigan uu siiyey Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamud Ciyoon Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan,Wuxuu kaga hadlay Amniga gobolka Sanaag oo uu sheegay inuu yahay mid aad laysigu halayn karo.   Booqashadii madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Gaas uu ku tegey Gobolka Sanaag magaalada Badhan ,Golaha wasiirada puntland iyo gudiga joogtada ah ee Baarlamaanka Puntland iyo mashaariicdii horumarineed ee ay ka fulisay puntland gobolkaasi Sanaag.

Sidoo kale wuxuu ka hadlay qorshayaasha fulineed ee Kaluumaysiga Laasqoray. iyo Arimo kale oo badan

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *