Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Waraysi/ Gudoomiyaha gobolka sanaag mudane maxamud ciyoon ayaa ka waramay booqashadii uu wasiirka qorshayntu ku tegey gobolka sanaag iyo mashaariicda horumarineed

  Waraysigan uu gudoomiyaha Gobolka Sanaag siiyey golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan Mudane Maxamud Ciyoon Wuxuu ku faah faahiyey socdaalkii uu hogaaminayay Wasiirka Qorshaynta ,maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha dowlada federlaka somaliya ku tegey Gobolka Sanaag ,iyo Mashaariicda kala duwan ee Dowlada Federalka Somaliya iyo dowlada puntland ay ka fulinayaan Gobolka Sanaag.iyo arimo badan oo kale.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *