Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ gudoomiyaha gobolka sanaag mudane maxamud ciyoon ayaa ka waramay mashaariicda horumarineed ee ka socda gobolka sanaag iyo xuskii 1da ogos/golaha1960

 

  Waraysigan aadka u xiisaha badan gudoomiyuhu wuxuu kaga waramay xuskii dabaadega 1da ogos ee aasaaskii dowladda puntland ee ka dhacay Degmada BADHAN  caasimadda gobolka sanaag

Sidoo kale gudoomiyuhu  wuxuu ka waramay  MASHAARIICDA horumarineed ee ka socda gobolka ayna qabatay dowlada puntland Afartii sano ee u dambeeyey.

 

Weriye Dhegood

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *