waraysi/ gudoomiyaha gobolka sanaag mudane maxamud ciyoon oo ka waramay fashilkii iyo hungowgii doorashadii s/land ee gobolada sanaag iyo hayland
| Waraysigan oo aad u muhiima ayuu kaga waramay Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Aqoonyahan Maxamud Ciyoon Fashilkii iyo hungowgii kaga dhacay maamulka somaliland isku daygii doorashadii madaxweynaha gobolka Sanaag iyo Gobolka Haylaad ,taasoo dadweynaha goboladaasi ay kala horyimaadee calamada Puntland iyo Somaliya taasoo soo geba gebeysey riyadii somalidiidnimada,iyo gooni u goosadka ku salaysnayd.
Waraysiagan uu gudoomiyuhu siiyey Golaha1960 iyo websaydhada ay wada shaqeeyaan ,wuxuu kaloo kaga waramay kormeerkii Weftigii balaarnaa ee uu hogaaminayey Wasiirka Amniga Puntland Mr DOWLAD iyo xubnaha kale ee wasiiradaayi ku tageen gobolada SANAAG IYO HAYLAND.
Werye Dhegood