Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ gudoomiyaha golaha dhexe jahliyadaha p/land ee yurub siyaad ali iyo gudoomiyaha dalka denmark siciid dahir dhimbil

 Waraysigan ay golaha1960 siiyeen labada gudoomiye  mudane Siyaad Ali Jamac iyo Siciid Dahir Dhimbil ,waraysigan oo kaga hadleen Xiriir la’aanta madaxda ja’liyadaha Puntland ee caalamka  iyo Hay’adda xiriirinta jahliyadaha Puntland ee dowlada Puntland u magacowday  Agaasime guud iyo agaasime ku xigee.Taasi oo ay ku eedeeyeen wax qabad la’aan Hay’adaasi Madaxweynuhuna uu masuuliyiin iska magacaabey isagoo aan xiriir la samaynin Madaxda Jah’liyadaha kala duwan ee dadka reer puntland ee caalamka.Waraysigani waxa uu xambaarsan yahay arimo badan oo xasaasi ah.

Weriye Dhegood

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *