Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Gudoomiyaha Jaamacada maakhir Dr caalim axmed faatax oo ka waramaya waxqabadka iyo aqoonta uu aduunyada ku soo kordhiyey/golaha1960

  Waraysigan uu siiyey golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan Dr Caalim Axmed Faatax ,Wuxuu ka waramay Heerarkiisa Waxbarasho iyo Shaqooyinkii uu soo qabtay .Sidoo kale Dr Caalim wuxuu ka mid yahay Aqoonyahana Sayniska ee Aduunyada wax ku soo kordhiyey .Waxyaabaha uu aduunyada ku soo kordhiyeyna faaiidooyin badan ayey u leeyihiin  Dadka aduunyahada ku nool.  (ka ogow arimahaasi waraysigan) Dr Caalin Axmed  hadda waxaa loo Magacaabay Gudoomiyaha Jaamcadda Maakhir

Weriye Dhegood.

Saadaalnews,Puntlandes,Arrimaha iyo Golaha1960.com

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *