Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ gudoomiyaha rugta ganacsiga beeraha iyo wershadaha puntland mudane maxamed caydiid

  Waraysigan oo aad u xiiso badan oo uu siiyey Golaha1960 Gudoomiyaha RUGTA GANACSIGA WERSHADAHA IYO BEERAHA PUNTLAND ahna Gudoomiye ku xigeenka Rugta ganacsiga  ee dalka Soamliya, Mudane Maxamed Caydiid Jamac ,wuxuu kaga waramay shaqada ay qabato hayada Rugta Ganacsigu iyo qaabka isku xir ee ay u kulmiso ganacsatada kala duwan.

Sidoo kale Gudoomiyuhu Wuxuu ka waramay Shir dhowaan lagu qaban doono PUNTLAND kaasoo ku saabsan Sidii Maalgashi ay ugu samayn lahaayeen Shirkadaha Caalamka iyo Kuwa Somaliduba Khayraadka kala duwan ee laga helo Gobolada Puntland ,Shirkaasoo dhowaan ka dhici doona Magaalada Garoowe.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *