waraysi/ kornayl caydiid bedel oo ka waramay isbelka deegaanka somalida iyo jeel ogaadeen
|Waraysigan uu siiyey Kornayl Caydiid Beldel Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan .Waa waraysi xambaarsan xaqiiqada dhabta ah ee ka jirta Deegaanka Somalida ee Itoobiya gumeysato,Isbedelka hadda ka jira iyo wakhtigii hore sidii dhulkaasi ahaa,sida dhinaca nabadgelyada ganasiga xuquuqal insaanka iyo arimo badan oo kale.
Sidoo kale Kornayl Caydiid Bedel wuxuu ka hadlay Dhibaatooyinka dadka loogu geysan jirey JEELKA <JEEL OGAADEEN oo isaga iyo dad kale oo badaniba ku xirnaayeen. Waa waraysi xaqiiqada taabanaya.
Weriye Yalax