Waraysi /kornayl coon ayaa golaha1960 uga waramay qaraxyadii huteel dayax iyo xaaladda muqdisho
|Waraysigan uu siiyey Kornayl Coon golaha1960 iyo websaydhada ay wada shaqaynta leeyihiin wuxuu aad uGu bayaamiyey qaabka ay u dheceen qaraxyadii lala beegsaday Huteel Dayax iyo xaalada Magaalada muqdisho ku sugan tahay hadda ,Sidoo kale wuxuu ka waramay Arimaha doorashada dhowaan ka dhaci doonta Muqdisho.
Weriye Dhegood
Puntlandes, Saadaalnews,Golaha1960.com Arrimaha