Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ maayarka degmada badhan mudane C/risaaq axmed ciise ayaa waraysi uu dhinacyo badan kaga hadlay siiyey golaha1960

 

golaha_logoWaraysigan uu Maayarku siiyey golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan wuxuu aad ugaga hadlay Abaarta baahsan ee ka jirta Somaliya iyo Roobabka ka bilowday gobolada somaliya qaarkood .Sidoo kale Mayarka magaalada Badhan ee magaala madaxda Gobolka Sanaag Mudane C/risaaq Axmed Cise wuxuu wuxuu aad uGu dheeraaday wax ka qabadka dhabta ee dowladda Puntland ,Shacabka ,quba joogata iyo ha’adaha kaleba ka geysteen Guud ahaan Gobolada Puntland .

Sidoo kale Wuxuu ka waramay Mashaariicda horumarineed ee kala duwan Dowladda Puntland ka wado Gobolka sanaag, Sida Caafimaadka ,Nalaynta Magaalooyinka Wadooyinka,biyaha(sida Ceelasha) iyo mashaariic kale oo badan oo ka socoya Gobolka Sanaag.

Weriye Dhegood

Puntlandes,Saadaalnews,Golaha1960.com

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *