waraysi/ madaxa somali American council of Oregon ayaa waraysi siiyey golaha1960
|waraysigan uu siiyey madaxa Somali American Council of Oregon Eng Muse C/casiis Olol Diinle Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan Wuxuu kaga hadlay Waxqabadka ururku u qabto dadka somalida ah ee degan Oregon State ee dhinacyada waxbarashada,isku xidhka bulshada Somaliyeed iyo Ka caawinta barashada sharciga iyo weliba helidda xuquuqaha ay ku leeyihiin State ka.
Weriye Dhegood
Puntlandes,Saadaalnews iyo golaha1960.com