waraysi /madaxweynaha dowladda Puntland dr c/weli maxamed cali gaas oo waraysi dhinacyo badan leh siiyey golaha1960
|Waraysigan uu madaxweynaha Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas uu siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan wuxuu aad ugaga hadlay Arimaha Siyaasadda ,Dhaqaalaha,Mashaariicda horumarineed ee kala duwan iyo horumarinta kaluumaysiga.
Sidoo kale madaxweynuhu wuxuu ku dheeraaday Dhamaystirka iyo dhisidda Garoomada diyaaradaha Dekedda Boosaaso iyo Mashaariicda cusub ee dhowaan la bilaabi doono .Sidoo kale wuxuu ka haddlay gobolada Sanaag iyo Sool iyo Xiriirka Dowladda federaka iyo Puntland u dhexeeya
Weriye Dhegood
Puntlandes,Saadaalnews.Arrimaha iyo Golaha1960.com